Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 6 — Surah Al-Baqarah 2:6

Hubaal Kuwa rumeysan diida, waa isugu mid haddii aad u digto iyo haddii aadan u diginba, ma rumeyn doonaan