Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 65 — Surah Al-Baqarah 2:65
Oo xaqiiq waxaad ogaateen kuwaas idinka mid ah ee ku xadgudbay arrinkii Sabtida, oo Waxaanu ku nidhi: Noqda (sida) daayeerro dulleysan oo deyro ah