Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 7 — Surah Al-Baqarah 2:7

Wuxuu Allaah ku dhigay shaabbad daahda quluubtooda iyo maqalkooda, oo araggooda waxaa ku rogan dabool4. Oo waxay mudan doonaan cadaab aad u weyn