Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 70 — Surah Al-Baqarah 2:70

Waxay yidhaahdeen: Noo bari Rabbigaa inuu noo caddeeyo waxa ay tahay. Hubaal lo’dii (oo dhan) baa isaga kaaya ekaatay, oo haddii Allaah idmo waxaan hubaal ahaan doonnaa kuwo hanuunsan