Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 78 — Surah Al-Baqarah 2:78

Oo waxaa ka mid ah caamo aan aqoon Kitaabka, hase yeeshee isku maaweeliya hididdiilooyin been ah, wax se iska maleeya uun