Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 86 — Surah Al-Baqarah 2:86

Kuwaanu waa kuwa gata nolosha adduunkan halkii Aakhirada, sidaas awgeed cadaabta lagama khafiifin doono loomana gargaari doono