Back to LanguagesPrevious ChapterNext Chapter EnglishArabicUrduHindiTamilBengali
Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah
Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink
Verse 87 — Surah Al-Baqarah 2:87
Oo xaqiiq Waxaanu siinnay Muuse Kitaabka, oo waxaan soo dirnay Rusul isaga kaddib midba mid kale xigsaday. Oo Waxaanu siinnay Ciise ina Maryam, xujooyin cad oo ku xoojinnay Ruuxda daahirka ah (Jabriil). Waa la yaabe! Mar walba uu Rasuul idiinla yimaado waxaanay nafahiiinnu rabin, baad is kibrisaan markaas qaar beenisaan, qaarna disheen