Back to Languages

Somali - Chapter 2 - Al-Baqarah

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 97 — Surah Al-Baqarah 2:97

Dheh: Qofkii u ah cadow Jabriil – hubaal wuxuu ugu soo waxyooday qalbigaaga Idanka Ilaahay, isagoo xaqiijinaya wixii ka horreeyey, oo hanuun iyo bishaaro u sida mu’miniinta