Back to Languages

Somali - Chapter 55 - Ar-Rahman

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Ar-Rahman 55:1

Naxariistaha (Allaah)

Verse 2 — Surah Ar-Rahman 55:2

Wuxuu baray Qur'aanka

Verse 3 — Surah Ar-Rahman 55:3

Verse 4 — Surah Ar-Rahman 55:4

Verse 5 — Surah Ar-Rahman 55:5

Qorraxda iyo dayaxu waxay ku socdaan xisaab

Verse 6 — Surah Ar-Rahman 55:6

Oo xiddigaha iyo geedahuba way sujuudaan

Verse 7 — Surah Ar-Rahman 55:7

Oo samada kor ayuu u qaaday, oo Wuxuu dhigay miisaanka

Verse 8 — Surah Ar-Rahman 55:8

Si aydaan ugu xadgudbin miisaanka

Verse 9 — Surah Ar-Rahman 55:9

Oo u hagaajiya miisaanka si caadil ah, oo ha dhimina miisaanka

Verse 10 — Surah Ar-Rahman 55:10

Oo arlada Waxa uu degaan uga dhigay uunanka nool

Verse 11 — Surah Ar-Rahman 55:11

Dhexdeeda waxaa ah midho iyo geedaha timirta ee fiidaha leh

Verse 12 — Surah Ar-Rahman 55:12

Iyo haruurta leh balka iyo dhir udug wanaagsan leh

Verse 13 — Surah Ar-Rahman 55:13

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 14 — Surah Ar-Rahman 55:14

Wuxuu ka abuuray Aadmiga dhoobo engegan jilay oo kale ah

Verse 15 — Surah Ar-Rahman 55:15

Oo Wuxuu ka abuuray jinka olol dab

Verse 16 — Surah Ar-Rahman 55:16

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 17 — Surah Ar-Rahman 55:17

Rabbiga labada bari iyo Rabbiga labada galbeed

Verse 18 — Surah Ar-Rahman 55:18

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 19 — Surah Ar-Rahman 55:19

Wuxuu ka yeelay labada badood3 inay dareeraan si ay u wada kulmaan

Verse 20 — Surah Ar-Rahman 55:20

Waxaase dhex yaal shareer, oo iskuma xad gudbaan

Verse 21 — Surah Ar-Rahman 55:21

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 22 — Surah Ar-Rahman 55:22

Waxaa ka soo baxa luul mid weyn iyo mid yarba

Verse 23 — Surah Ar-Rahman 55:23

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 24 — Surah Ar-Rahman 55:24

Oo Isaga baa iska leh doonyaha dhex maaxa4 badda ee buuraha la moodo

Verse 25 — Surah Ar-Rahman 55:25

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 26 — Surah Ar-Rahman 55:26

Waxa walba oo korkiisa ah waa inay dhintaan

Verse 27 — Surah Ar-Rahman 55:27

Oo waxaa waadhi doonaa abadki Wejiga Rabbigaa Haybadda iyo Sharafta Badan

Verse 28 — Surah Ar-Rahman 55:28

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 29 — Surah Ar-Rahman 55:29

Kuwaa jira samooyinka iyo arlada baa wax weydiista. Maalin kasta Wuxuu ku sugan yahay xaalad sharaf iyo xurmo leh

Verse 30 — Surah Ar-Rahman 55:30

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 31 — Surah Ar-Rahman 55:31

Dhaqso Waanu idiin soo banbixi doonnaa, labadiinna ciidammow

Verse 32 — Surah Ar-Rahman 55:32

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 33 — Surah Ar-Rahman 55:33

Kulanka jinka iyo insigoow! Haddii aad kartaan inaad ka soo gudubtaan nawaaxiga cirarka iyo dhulka, haddaba ka soo gudba. ma ka soo gudbi kartaan amar la'aan

Verse 34 — Surah Ar-Rahman 55:34

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 35 — Surah Ar-Rahman 55:35

Olol naar ah, qiiq, iyo maar (la dhalaaliyey)6 baa la idinku soo deyn, mana kari doontaan inaad is difaacdaan

Verse 36 — Surah Ar-Rahman 55:36

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 37 — Surah Ar-Rahman 55:37

Ee marka ay samadu kala dillaacdo, oo markaas ay noqoto gaduud sida idiinta

Verse 38 — Surah Ar-Rahman 55:38

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin8 beenineysaan

Verse 39 — Surah Ar-Rahman 55:39

Maalintaas Insi iyo Jinba waxba lagama weydiin doono dambigooda

Verse 40 — Surah Ar-Rahman 55:40

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 41 — Surah Ar-Rahman 55:41

Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, markaas baa laga soo qaban foodaha iyo cagaha

Verse 42 — Surah Ar-Rahman 55:42

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 43 — Surah Ar-Rahman 55:43

Tanu waa Naartii ay dambiilayaashu beeniyeen

Verse 44 — Surah Ar-Rahman 55:44

Waxay ku meereyesan dhexdooda iyada iyo biyaha kulul ee karaya

Verse 45 — Surah Ar-Rahman 55:45

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 46 — Surah Ar-Rahman 55:46

Oo kan isaga ka cabsada hor istaagga Rabbigi, waxaa uu mudan labo beerood

Verse 47 — Surah Ar-Rahman 55:47

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 48 — Surah Ar-Rahman 55:48

Oo leh noocyo kala duwan oo badan

Verse 49 — Surah Ar-Rahman 55:49

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 50 — Surah Ar-Rahman 55:50

Dhexdooda waxaa ah labo ilood oo dur dur ah

Verse 51 — Surah Ar-Rahman 55:51

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 52 — Surah Ar-Rahman 55:52

Waxaaa ku yaal midho walba oo mid kastaa lammaane tahay

Verse 53 — Surah Ar-Rahman 55:53

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 54 — Surah Ar-Rahman 55:54

Iyagoo ku jiqlaynaya firaashyo cudbi-goodu xariir yahay, oo midhaha labadaa beerood waxay ahaan kuwo goosi dhow

Verse 55 — Surah Ar-Rahman 55:55

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 56 — Surah Ar-Rahman 55:56

Waxaa jooga kuwaa soo laaba araggooda ka hor iyaga aanu taaban insi iyo jin midkoodna

Verse 57 — Surah Ar-Rahman 55:57

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 58 — Surah Ar-Rahman 55:58

La moodo dheeman iyo luul

Verse 59 — Surah Ar-Rahman 55:59

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 60 — Surah Ar-Rahman 55:60

Miyey tahay abaalgudka samaanta wax kale aan ahayn samaan

Verse 61 — Surah Ar-Rahman 55:61

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 62 — Surah Ar-Rahman 55:62

Oo barbarkooda labadatani, waxaa ah labo beerood oo kale

Verse 63 — Surah Ar-Rahman 55:63

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 64 — Surah Ar-Rahman 55:64

Labaduba u janjeera madow cagaaran

Verse 65 — Surah Ar-Rahman 55:65

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 66 — Surah Ar-Rahman 55:66

Dhexdooda waxaa ah labo ilood oo burqanaya

Verse 67 — Surah Ar-Rahman 55:67

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 68 — Surah Ar-Rahman 55:68

Waxaa dhexdooda ah midho, geedo timir iyo Rummaan

Verse 69 — Surah Ar-Rahman 55:69

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 70 — Surah Ar-Rahman 55:70

Waxaa dhexdooda ah khayraat iyo qurux badnooyin

Verse 71 — Surah Ar-Rahman 55:71

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 72 — Surah Ar-Rahman 55:72

Xuurulceyn ku kooban oo aan ka bixin khaymadahooda

Verse 73 — Surah Ar-Rahman 55:73

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 74 — Surah Ar-Rahman 55:74

Oo ka hore iyaga aanu taaban insi iyo jin midkoodna

Verse 75 — Surah Ar-Rahman 55:75

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 76 — Surah Ar-Rahman 55:76

Iyagoo ku jiqleynaya barkimooyin cagaaran iyo gogollo qurux badan

Verse 77 — Surah Ar-Rahman 55:77

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan

Verse 78 — Surah Ar-Rahman 55:78

Waxaa khayr iyo barako badan Magaca Rabbigaa, Weynaha, Sharafta Badan