Back to Languages

Somali - Chapter 97 - Al-Qadr

Translation by Abdullah Hasan Jacob — Permalink

Verse 1 — Surah Al-Qadr 97:1

Hubaal Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qaddarka

Verse 2 — Surah Al-Qadr 97:2

Oo maxaad ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qaddarku yahay

Verse 3 — Surah Al-Qadr 97:3

Habeenka Qaddarku wuxuu ka fiican yahay kun bilood

Verse 4 — Surah Al-Qadr 97:4

Malaa’igta iyo Jibriil baa ku soo dega Idanka Rabbigood arrin walba darteed

Verse 5 — Surah Al-Qadr 97:5

Nabad weeye ilaa waagu ka baryo